VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hirwo - Lyrics

sida tahay hilaac iyo daruur hanaan quruxsanay adaan kaaheloo hadimada cishqiga habeen iyo dharaar naftu haybisaa ku hawaawidaa markaan galo hurdada hadalkaaga iyo hugunbaa iibaxo ku habaaabayaa hoobey hoobey hilayooo ala hoobeeley qurux lagu hirtiyo dhaqan lagu hubaa haybad iyo xishood adigaa hantee hoobaan gobiyo malab igu jiqay adiguna haboon heesaha jacayl hoobey hoobey hilayooo ala hoobeeley hooyoo dhan heesaha jacayl aan kugu habee hirwada ilaqaad hoobey hoobey hilayooo ala hoobeeley hoobaladayooy hoobalow heelada waxaad tahay horyaal hablahaad hoodiyo nasiibkii adigaa heloo gidigood haween adigaa uhormoodee waxaad tahay haldhaa dumar ugu haboon ana kugu hadroo ihaleel jacayl sidii haadka oo hiyi kacay dartaa hoobey hoobey hilayooo ala hoobeeley hoobaleywo hoobolow heelada kaqarin ninkiidee haqarin hoobey hoobey hilayooo ala hoobeeley hoobaleyow hoobolow heelada ka qarin ninkeedii haka qarin hoobey hoobey hilayooo ala hoobeeley
Queue is empty
-- / --