VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo macaan - Lyrics

hadaan hooyaday ikorin miyaan kaalin gali lahaa hadaan hooyaday ikorin kufkay maan hiigsanlahaa la,aanteed lama kacay la,aanteed lama kasey kalyaha lagu dhiiraday kalsoonida igu jirtay oon miyaan kalmad iyo odhaah xaqaaga ku koobayaa malabey anoon hooyoy xajkiyo ku gayn kabcadii wacnayd wadku kadis kuguma helee agoonimo igu korshey kadeedkaad ila martiyo kufaa kicii waan ogoo kashaysdaasaan ku qorey kasmada miyirkiyo xiskay janada kadin laga galay isoo koolkooliyey kariimkaan kuu baryayee janada raba kuu kashkaash ifkana kurba kaa xijaab kaydkii dhaqanka iyo ifkay kaahii ifka nuurayey isoo koolkooliyey kariimkaan kuu baryee janada rabi kuu kashkaash ifkana kurbo kaa xijaab anoon kaabay xajkiyo ku gayn kabcadii mudnayd wadkadisi kuma helee hooyo
Queue is empty
-- / --