VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan ku haybinaayay - Lyrics

maxaa helay hankaagii hoodada lahaan jiray ee hedataabiyo hadimada necbaan jiray mana helin warkaagee halkeebaad kusugantahay waan kuu hiloobee kow waan kuu haraadee kow waan ku haybiyaa weli waan tebay hedaadii wakhti aan u huri jiray ee aan hadiyo jeer markastaba ku hiran jiray mana hadhin xusuustiye horjoogaagii waan rabay wali kuma hilmamine arag wali kaama hadhaaye fahan waan ku haybiyaa garo
Queue is empty
-- / --