VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaro - Lyrics

wacyiba ruuxaan ogayn ayaan weeyidaa uun hayaayoo wacan aan umalaynayaa naftaydu waxay rabtiyo danbaan islaawasanoo wareegtida maalmihiyo wakhtigu soo laaban maayee waxaraa igu tumanayoo hadhbaan lawadaagayaa waagii kuusoo baryana waxbuu kuu sheegayaa jacaylka mid wiiqayoon aniga igu wiirsadaan wanaaga la doonayaa waanaduu igu diidan yahay wiglaba ruuxaan aqoon ayaan wililigo hayaayoo waanada wehel uga dhigataa wanjalay cadowgay wataan warmaha iga doonayoo indhaha ruuxwaayeybaa ileen waaba ubaryine qofaan islahaa heloo waydbaan shillis moodayaa waagii kuusoo baryana waxbuu kuu sheegayaaye jacaylka mid wiiqayoon aniga igu wiirsadaan wanaaga la doonayaa waanaduu igu diidanyahay
Queue is empty
-- / --