VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduunyada nabad ku waar - Lyrics

Dadbaa nacasnimo u qaata Nugayl sababtiisa lehoo Nasiib kugu ceersadee Jacayl lada kugu noqdiyo Nafada aan laga bogsoon Naftaadeey dhaawacaanee Ruuxyahoow aan necbaan karin Nasteexana aan ii ogeeyn Haddaan naxariisi jirin Nagaasho waa muggee Nuurkii adigaa gashee Adduunyada nabad kuwaar Niyaayir ka quusan waagiyo Qaarbaa naanays u qaata Nabsiga cadowgooda oo Naftooda loo adeegsadee Dareen naxli reeba iyoo Nolasha aan loo sinneeyn Nusqaan beey kugu riddaaye Ruuxyahoow aan necbaan karin Nasteexana aan ii ogeeyn Haddaan naxariisi jirin Nagaasho waa muggee Nuurkii adigaa danshee Adduunyada nabad kuwaar
Queue is empty
-- / --