VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

noqda laba is doortoo dambarsada jacaylkoo dugsi laba wadaago raba inay dagaanoo ka dib wada durduurtan la damac aroos gala intuu gacal dabaal dago loo tumo durbaaniyo sacab markuu dhaco damaashaad sacabkuba ha soo dago anagana ducadayada inan darajo wayniyo darmaan gabadha iyo wiil wada daadahaysaanbaan DAA'IM idiin baryaynaa hadii qurux la doorbido dumar qalanjadiisaad daacad mudane weheshada da'da ugu macaanee duqa laga helaad tahay adna hanad ku deeqoo laga wada danbeeyaa daawashiyo kal gacal farax qiimo badan dareemee xiisaha ku diirsada
Queue is empty
-- / --