VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Badwayn baa maaxaya - Lyrics

Muuqiyo aragaaga wacan Markaan milicsiga ku dayay Mahiigaan caashaqiyoo Miiraalaa igu onkaday 2x Mawjado ila sara tagaa Naftayda maquuniyoo Badwayn ban maaxayaa 2x Naftana madigaa u daran Matano kula noqdee sidan muhashada Jeclahay marnaba maya haygu odhan 2x Markan mudo aan nastee Malaystay inan bogsadey Muraayad qalbiga kutaal Ayuunbad ka muuqataa 2x Markan muxibada jacayl Saq dhexe so sara kacay Adoo soo maqanban arkaa Adoo maqanban arkaa 2x Naftana madigaa u daran Matano kula noqdee sidan muhashada Jeclahay marnaba maya haygu odhan 2x
Queue is empty
-- / --