VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxarkii jaceylka - Lyrics

beer kuu baxdoo kuu bislaatee asay ma loo dayn karaayee baamiye buuxaas soo banaysaha beerta dadoo bashaashaha wee barada dheel waan kuu buseelee barada dheel bishaarataadaa badankay ku yaala barkin i sii bukaan jacaylaa yaa i bugayee baxarkii jacaylbaan ku dhacay barigii bildhaantaada arkayaa bishaar naftaydaa malab loo lulee ila baxee
Queue is empty
-- / --