Heesta Booli - Lyrics
Ninka booli cunayee been kitaab
Baabacada midig badalay ku jaray
Ninka booli cunayee been kitaab
Baabacada midig baalaha ku jaray
Inuu boohan yahay Uu baxar ku jiro
Waa mid aan u bixin
Inuu boohan yahay Uu baxar ku jiro
Waa mid aan u bixin
Basu wey Iska bogey
Balse waxaa ka daran
Bug jacayl fadhiyay
Basu wey Iska bogey
Balse waxaa ka daran
Bug jacayl fadhiyay
Ooon baaahaaa
Oon baahiduu u bukooday helin
Ooon baaahaaa
Oon baahiduu u bukooday helin
Misa baahatayee saadaasha been
I baxnaanisee
Misa baahatayee saadaasha been
I baxnaanisee
Bulshadana ku tidhi
Waataan bogsaday
Bogsaday waanigan bogsaday
Bulshadana ku tidhi
Waataan bogsaday
Bogsaday waanigan bogsaday
Bada mawjada leh nin bilaa la daray
Oo yidhi biyaha baabahbaan ka dhigi
Bada mawjada leh nin bilaa la daray
Oo yidhi biyaha baabahbaan ka dhigi
Cidlo lagu bartiyo inay tahay bilaash
Wuu kacaa burburi
Cidlo lagu bartiyo inay tahay bilaash
Wuu kacaa burburi
Misa baahatayee saadaasha been
I baxnaanisee
Misa baahatayee saadaasha been
I baxnaanisee
Ooon baaahaaa
Oon baahiduu u bukooday helin
Ooon baaahaaa
Oon baahiduu u bukooday helin
Misa baahatayee saadaasha been
I baxnaanisee
Misa baahatayee saadaasha been
I baxnaanisee
Bulshadana ku tidhi
Waataan bogsaday
Bogsaday waanigan bogsaday
Bulshadana ku tidhi
Waataan bogsaday
Bogsaday waanigan bogsaday