VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaq - Lyrics

Dareenaay inaabti Dantu ereyadaayduu Heesahaan godladay Maankiyo qalbiga gali Geesi inan rageedoow Gudoon wacanee soo daa Anigaba gadaasuu Caashaqu i guud furay Dareenaay inaabti Dantu ereyadayduu Heesahaan godladay Maankiyo qalbiga gali Daa,uus inan rageedoow Gudoon wacanee soo daa Anigaba gadaasuu Caashaqu i guud furay Inaa tahay indheergarad Sow maanan garanayn Inaa tahay halyay goba Anba waan garwaaqsadey 2x Aan godolka maalnee Ambaqaadka geediga Axdi aanan gaagixin Gaawaha u soo culo Aan gaaxdiisa Ambaqaadka geediga Axdi aanan gaagixin Gaawaha u soo culo 2x
Queue is empty
-- / --