VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calankii Dalkeygoow - Lyrics

Nimco Dareen: Calankii dalkaygoow kuu caleemo saarnee Ciidayna weeyoo Cimirigaagu dheeraay Curad dhahshay sidiisii Waa in laguu caweeyo Rabigayga caadilka ah Ceeb hakaa ilaalshee Cirka sare lagugu taagee Calanyahoow Cisi sharaf adaa mudan Calanyahoow Shurki sindiko: Calankii dalkaygoow kuu caleemo saarnee Ciidayna weeyo Cimirigaagu dheeraay Calanka baluuga ah cirka caadka maraayo xidigtaa ku caano kugu caasi maayee Cirka sare lagugu taagee Calanyahoow Cisi sharaf adaa mudan Calanyahoow
Queue is empty
-- / --