VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

Nacaska iyo fariidkuba midba nidarki uu galay siduu ugu nagaahiray ayuu ugu nimceesta nabsi ki dhiig geystayna naasnaasinaaye naasnaasinaaye naxdin adiga kugu timid ana wey igu nudantee sideen kugu necbaada naqa ruux ku noolihi neecaawda uma baxo ana waan u nugulahay natiqnimadu waxey tahay nabar guriga ku da,o naxdin laguma dorsado naftu wey ku jeceshee adna nudubi ha u noqon iyo nacab shisheeyaa
Queue is empty
-- / --