dareen ax ku bilaabmay
bogaygana taabtay
dartaa ax wadnahayga
bilaawaha gaadhay

wixii baryahooba
jidhkayga ku baahay
jacayl basanbaasa
yarkii igu beeray

haduu ax bogan waayay
bilaahiya yaabkee
haduu ax bogan waayay
bulshooy kala maadhee

adaa ax igu beeray
jacaylkana baahshay
markaan ax bada quusay
adaan i badbaadin

Exit mobile version