VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaanto Only dareen - Lyrics

Saabuun cadar miyaa Ma cadceed soo baxdaa Yarkaan caashaqiisa La can toobayoow Cidlaan ka raadiyaa 2× Anigoon cid hayn Kolna soo cartamay Casar tahay hadana Cida haraa miyay Baan dhex caraaraya 2× Caadiloo allow calaf Baa mar qudha Eeyarkii aan calmaday Intaan ciida galin Caano wada dhannaa 2× Raha ciyaaya iyo Codadbaan maqlaa Ma libaaxbaa cartamay Ma codkaagibaa Maanaad igu cabsiin 2× Cirku igu dayoo Cobolana helee Caadilbaa qorayee Caawa anoon ku helin Cidlaan maan baryaa 2× Caadiloo allow calaf Baa mar qudha Eeyarkii aan calmaday Intaan ciida galin Caano wada dhanaa 2×
Queue is empty
-- / --