VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhabtu - Lyrics

sida aad dhalaan tahay oo aan ku dhalay dadkakaa dhawaystee dhinacyada wadnaha iyo dhuuntu kalgacalkuna dhabtuu igaga yalaa dhabtuu jaclku yaalaa dhabtuu jaclku yaalaa sida dhiraha midhaha leh oo dhibic dayreed subaxnimo kusoo dhacay oo dhalabtiyo malabkaba dhirta dacalkasaaran aankuudhaweeyoo marna aan ku dheehdee adiguna hadheeraan ilaah haybad iyo qurux intuu kuudhameeyaa hablo taako dheerahay waxa gala dhaqmaatiyo ifka dheeman iyo luul laguu dhaafsan maayee dhabtuu jaclku yaalaa dhexda taako iyo socod ama dhabarka geeyada sida damar dhulka is wadhay timahaagan kala dhacay waa waxa idhaawacay
Queue is empty
-- / --