Heesta Ila mushaax - Lyrics
Ka baxaan ma adigaa
Geed macankay midhuhu
Ka baxaan ma adigaa
X2
Door rageed ma adigaa
Maxamudow ma dhaafaan
Rageed ma adigaa x2
Aawadaa ma igu helay
Mayay roob meel cid
La ah aawadaa maygu
Helay x2
Yaad ku soo maaxataa
Miskaxdaydaad habeen
Kii kusoo maaxataa x2
Sida maydhada geeloo
Maatadii laga reebaa
U miliilicayaayoo kuugu
Meerahayaaye x2
Dhure iyo maraa caato
Ila mushaax heleeyow
Helee x2
Miyirkaygiyo maanka
Mar qudheeta ku raaco
Ana kaa maagi maayee
Adna hayga maqnaanin
X2
Dahariyo maraa caato
Ila mushaax heleeyow
Helee x2
Ka baxaan ma adigaa
Geed macankay midhuhu
Ka baxaan ma adigaa
X2
Door rageed ma adigaa
Maxamudow ma dhaafaan
Rageed ma adigaa x2
Maanka hoo maanka
Hoo maan daweeyaay
Duriyad dahabay manka
Hoo x2
Ii macaan iimacaan
Malabkiyo cod kaa
Guba waa ii macaan
X2
Naa ma mayracnaa
Kaama maarmee
Jacaylka ma mayracnaa
X2
Keena maa muusayaa
Maalin ciidaan jacayl
Keena maa muusayaa
X2
Sida mayayga roobkoo
Sibi mowjada saaraa
Geelu mayay ka daaqay
Mirataa qalbigaygee
Dhure iyo maraa caato
Ila mushaax heleeyow
Helee x2
Araagiyo muuqa markii
Aan ku jaleeco naftu kuu
Muhataayoo kalgacayl
La maqsuuday x2
Dahariyo maraa caato
Ila mushaax heleeyow
Helee x2
Maanka hoo maanka
Hoo maan daweeyaay
Duriyad dahabay manka
Hoo x2
Ii macaan iimacaan
Malabkiyo cod kaa
Guba waa ii macaan
X2
Naa ma mayracnaa
Kaama maarmee
Jacaylka ma mayracnaa
X2
Keena maa muusayaa
Maalin ciidaan jacayl
Keena maa muusayaa
X2