VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jabad - Lyrics

jirka oo habeen helay jarar iyo afdheer jiifaan biyihiyoo rahu jawda ku hayaa oon jiiqda iyo hawdkana jahi geed ku dhuuntiyo jirab aad ka baqayn cidi juuqba kuu odhan jaliil mahadii weeyaan hadii jiidii nabad tahay jabadkaan ku ababayna markaan jaanta soo dhigay aan jiifba ladayoo jirka oo habeen helay jarar iyo afdheer jiifaan biyihiyoo rahu jawda ku hayaa oon jiiqda iyo hawdkana jahi geed ku dhuuntiyo jirab aad ka baqayn cidi juuqba kuu odhan jaliil mahadii weeyaan hadii jiidii nabad tahay jabadkaan ku ababayna markaan jaanta soo dhigay aan jiifba ladayoo
Queue is empty
-- / --