VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ka maydho - Lyrics

Adaa ugu mudan Marlay dumar mowlaa Kugu daday milgiyo Sharaf marnaba xumo Meelna kuma lihidoo Mulaax iyo galool Mudhaa tahay X2 Maah maah iyo hadala Meel mara rabaa kugu Maneestay kugu milay Muuqaagay indhuhu Macaan sadayee Naftana kala maagay Meel kale X2 Murugootay hadaad Murugootay maalmo Badnaa ma martiday Laabtii ku martiday Maceeda noqdoo Ka daran sida malabki Muudsoo mudsoo Ka maydho wixii ku Maray X2 Murugootay hadaad Murugootay maalmo Badnaa farxadeed Mowjada farxadeed Marqudhaato qalbiga Muxubada ku manshe- Yoo ka maydho wixii Kusoomaray X2 Xidhiidh midha dhalay Maal gali dookhana Mulkidee hamaanicin Rabaa miyirkayga kugu Marayoo inaan maqlo Raadso magacaa X2 Maqsuuday intaan ku Milicsaday intaad Maqan tahay ma miyir Qabo miisaanka noloshad Mugeed tahayoo masuul Wacan baad mudane Tahay X2 Murugootay hadaad Murugootay maalmo Badnaa ma martiday Laabtii ku martiday Maceeda noqdoo Ka daran sida malabki Muudsoo mudsoo Ka maydho wixii ku Maray X2 Murugootay hadaad Murugootay maalmo Badnaa farxadeed Mowjada farxadeed Marqudhaato qalbiga Muxubada ku manshe- Yoo ka maydho wixii Kusoomaray X2
Queue is empty
-- / --