VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay huunow - Lyrics

Kulankeennii barigii Kaalay huunnooy Nafta kore jacayl Kaalay kaaalay Matakoore jacayl IiKaalay kaaalay Matakoore jacayl Kaaalay huunnooy Kulligeed ku dhammaaye Kaaalay huuunnooy Sawirkaaga kor suran Kaaalay huuunnooy Ayaan kolba eeganayaaye Kuna kuna nuursanayaaayee Kaalay kaaalay Ii kaalay huunnooy Kaaalay huuunnooy Kaaalay kaaalay Kax baan ahay aawadaayee Aan kalsooni lahaadee Kaalay kaalay Ii kaalay huunnooy Kurba caashaq ayaan Kaaalay huuunnooy Kaligeey la kufaayee Kaalay kaalay Kaligeey la kufaayee Ii kaalay kaalay Oon haddana la kacaayee Karaanta roobkoo Da'aysa huunnooy Dartaa baan kululahee Aan kifaaxnee jacaylee Kaalay huunnooy Kalmaddaada quraan Kun kadoorbidayoo Adunbaan ku rabaayee Karaamada kalgacaylku Kadis beey igu ahaydee Kasha laabta daweeyoo Kaalay kaaalay kaaalay huunnoooy
Queue is empty
-- / --