Kulankeennii barigii
Kaalay huunnooy
Nafta kore jacayl
Kaalay kaaalay
Matakoore jacayl
IiKaalay kaaalay
Matakoore jacayl
Kaaalay huunnooy
Kulligeed ku dhammaaye
Kaaalay huuunnooy

Sawirkaaga kor suran
Kaaalay huuunnooy
Ayaan kolba eeganayaaye
Kuna kuna nuursanayaaayee
Kaalay kaaalay
Ii kaalay huunnooy

Kaaalay huuunnooy
Kaaalay kaaalay
Kax baan ahay aawadaayee
Aan kalsooni lahaadee
Kaalay kaalay
Ii kaalay huunnooy

Kurba caashaq ayaan
Kaaalay huuunnooy
Kaligeey la kufaayee
Kaalay kaalay
Kaligeey la kufaayee
Ii kaalay kaalay
Oon haddana la kacaayee

Karaanta roobkoo
Da’aysa huunnooy
Dartaa baan kululahee
Aan kifaaxnee jacaylee
Kaalay huunnooy

Kalmaddaada quraan
Kun kadoorbidayoo
Adunbaan ku rabaayee
Karaamada kalgacaylku
Kadis beey igu ahaydee
Kasha laabta daweeyoo
Kaalay kaaalay kaaalay huunnoooy

Exit mobile version