VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku iloow - Lyrics

Abshirayso jacaylkaan Inan yahay abuurnay Ku arwaax libintiisa Oo adkee balankeena X2 Ubaxaynu talaalnay Ku ildoogsi mooyee Uma fiicna jaristee Waan adkeen balan- Teena x2 Yuu abaarsan jacayl Kuye u waraabi sidii Ubax una dhowr sidii Ubad x2 Jacayl intifaac leh Hadaan aasaasnay Waan ilaalin dhan Kayga x2 Ku iloow ku iloow Ku iloow ku iloow Nacab keen ku ilow Udub kaynu taagnay Ku ilow noloshaynu Asteenay ku ilooow Ugaasoy farxadeena Ku ilow x2 Ku iloow ku iloow Ku iloow ku iloow Nacab keen ku ilow Udub kaynu taagnay Ku ilow noloshaynu Asteenay ku ilooow Ugaasow farxadena Ku ilow x2
Queue is empty
-- / --