Heesta Macaanow - Lyrics
Macaanow
Maanta maxaa ku daaray ii macneey
Murugtaan ku heeso meel aan lahayn
Mashaakileestayee.
Masuul iga qaadee imaaweelihee
Murugtaada iheesee makaa maarmiyee
Minaa maalintoo waayo muuqaadiyee
Mashaqaan galayee miirna ma heestiyee
Malabloow ii maceeen.
Masuul iga qaadee imaaweelihee
Murugtaada iheesee makaa maarmiyee