A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Nabsi Lyrics

Markey Xanxantada Jaceyl
Ii Diidey Inaan Xasilo
Xisaab Li’i Waayihuna
Xanuun Igu Reebayaa
Xurmada Keli Kaaga Dhigey
Xogteeda Hadaanad Hayn
Nabsibaa Igu Kaa Xidhee
Xabiibi Cisi Iyo Wanaag
Wadnaha Ku Xariiqo Oo
Xaguun Walaal Inoogu Tali

Xariir Kula Dhalatayoo
Jaceyl Hagaldaaciyo
Xishood Hakiyan Ahee
Adoon Xagna Ii Fogeyn
Inkastoon Horey Kuu Xaqirey
Xanuunki Ku Gaadhey iyo
Nabsibaa Igu Kaa Xidhee
Xabiibi Cisi Iyo Wanaag
Wadnaha Ku Xariiqo Oo
Xaguun Walaal Inoogu Tali

Queue is empty
-- / --