VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimcooy - Lyrics

ilayn naf wax jeceli waligeed ogoow way u nugushahay ruuxii niyadu ay ka ogolaatee anoo naawila kalgacalka nimcooy aragaaga qudhi indhaha nuurbuu u yahay jidhkana nafaquu u yahay qalbiga neecow qabow naqiyo meel doog ka baxay nagaadi dhabuu u yahay ilayn qalbi nugul jacayl galay wuxuu naawilaayaa adigaa oo naruuriyo naxariis u sheegee
Queue is empty
-- / --