VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qanciye - Lyrics

dareen qiirada jacayl quluubta aan kuugu shubo qibrado xiisaha kalgacal quseeya aan kuu dhigee gacalo u qushuuc xubiga gobaad tahay qaaliyow qiirada caashaqa yaqaan qadariniyo haybad ku le nolosha taad la qaybsatana qanciye kuu bixin lahayd qof yahay aan la quudhi karin quraysh soo daahirtiyo qoraxda nuurkeediyeey bogayga ma ku qalaa qalbiga ma ku seexiya wiilyahaw lagaa qawadin qarniga hanadkiisiyow qormada sharaftoodiiyow dhiigayga qayb ma kuu shubaa qalbi ma quusiya niyada
Queue is empty
-- / --