VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurba joog - Lyrics

Nabad Ruux Dhadhamiyaa Dhibta Uma Badheedhe Caqligii Dhamaysaa Dhagartaba ka Faane Wadaniga Dhabtaaba Dhisi Kara Dalkiise Dhoofkii Ku Maqanoow Dhulku Aduu Ku Sugayaa U Dhaqaaqa Qurbajoog Ha Dhagaysan Sheekee Dhaayaha Kusooo Arag Arligaad ku Dhalatey Dhaayaha Kusoo Arag Halkii Aad u Dhalatay Ruuuxan Dhul Marinbaa Dhaaye Maleh la Idhiyo Dhaqankiyo Aqoontaa Leys Dhaafsadaaye Wax Dalka Ka Dhiman iyo Khibradbaa La Dheegtaa Wadaniga Dhabtaaba Dhisi Kara Dalkiise Dhoofkii Ku Maqanoow Dhulku Aduu Ku Sugayaa U Dhaqaaqa Qurbajoog Ha Dhagaysan Sheekee Dhaayaha Kusooo Arag Arligaad ku Dhalatey Dhaayaha Kusoo Arag Halkii Aad u Dhalatay
Queue is empty
-- / --