samsamey daraadaa
habeen iyo maalin maseexdoo
suntii jacaylkaa isaaqdoo
waan kuu siloonee
iisoo dhawoow
sida layla iyo qays
adoon i saluugin
samaha aynu gaadhnee
hurdada salashoo
sahwi ku noole
cishqiga ku sado
samo ku baanooo
naf u sooman awgaa
jacaylkuna saablayda hoosiyo
sadriga iyo laabtiyo
salka uu dhigay wadnaha
hurdada salashoo
sahwi ku nooole
cishqiga ku sadoo
samaha ku baanoo
iisoo dhawoow
sida layla qaysa
adoon isaluugin
samaha aan wadaagnee

samsamey daraadaa
habeen iyo maalin maseexdoo
suntii jacaylkaa isaaqdoo
waan kuu siloonee
iisoo dhawoow
sida layla iyo qays
adoon i saluugin
samaha aynu gaadhnee
hurdada salashoo
sahwi ku noole
cishqiga ku sado
samo ku baanooo
naf u sooman awgaa
jacaylkuna saablayda hoosiyo
sadriga iyo laabtiyo
salka uu dhigay wadnaha
hurdada salashoo
sahwi ku nooole
cishqiga ku sadoo
samaha ku baanoo
iisoo dhawoow
sida layla qaysa
adoon isaluugin
samaha aan wadaagnee

suusuubidaydaay
siman saan san wanagey
alaw yaa sadkaygiyo
sawjadaydii kaa dhiga

sahan saaka muuqdaa
suldaan waa saban barwaaqo
aroos saand wacaniyo
saygaygii waan helay

Exit mobile version