Heesta Sida ayro geeloo - Lyrics
Sida ayro geeloo
oomane ku raagtoo
halo idhanka joogiyo
deegaan arkaysaa
la aroori waayaa
uugaabayaayoon
uurkaa ku tabayee
Ambaqaadoo inanyohow
waxan aan alwanayee
naftan ku ogolaataan
u arrimi ku leeyoo
Aragaagu waa ii sidaa
ila biyo leh iyo
onkod igu hilaacee