VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta So gaba gabee - Lyrics

arin ila gudboonbaa i gubaysa waayadan aan la gaabsanaaya gabanaata maantee waan godoo dartaayo gooni socod ahaaye kuma goynin aniguye jacaylbaan la golongolay garashadeeni waxa kala gaysay inaan ku helaayo gogol wadaagnee ana garaadkaa gaabsiba daayoo soo noqo gudonshoo soo gaba gabee sida aar gurxamayaa lagu galay godkiisii lagu ganay gantaalaha ayaad giir ka kicisee maxaad igu galaysaa isha iigu gubaysaa gam'a iiba diidee jacaylbaan la golongolay
Queue is empty
-- / --