VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamareey - Lyrics

xamareey meel naftu xulatay xamareey meel xisku doortay xamareey meel i xasilisay agtaliiliyo dhul xariira xaruntii dalkee waan u xiisay xamarweyniyo bud xalanay xaafad hodaniyo xaryaaley xamar bila iyo xulkii dobina adaa xamaray xaqiiq ku tabaay adaa xamarey xiskayga ku weyn adaa xamarey xurmo iga mudan xamareey taan u xadrooday xamarey tii xilka mudataay xamaraay taan xor ku nuugay xigta jasadiyo xiskii udugaay xaruntii dalkee aan u xiisay xamar jajabiyo xushmadiinay xafa shifisiiyo xero boon dheera xamar jandiiniyo xulkii daara
Queue is empty
-- / --