VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xanaanee caashaqa - Lyrics

xariirtii dunidaay midaan xeer dhiganayeey xurmaad iga mudantahoo xaqaaga ma gudi karee adaan raga kaa xushoo xiskiyo maankaba dagee intaan xabsi kugu qufulo miyaan xero kale dagaa xabiibi mid kale dhahaa dadbaa jira xaasidoo intaa xin abuurayoo xumaan ka shaqaynayee xanaanee caashaqoo xerta iyo culimada u yeedho jacaylka xirsiga u goo wanaaga ma xoorayoo xisaabi dareenka xumbo iyo xiiso waa gudhaane xadhiga u adkee camiir u adkee xertiyo culimada u yeedho jacaylka xirsiga u goo hankaygaan kugu xidhoo waxaad tahay xuural cayn xarago ku dhamaatayoo ildheeriyo garassho badan xalaal dhaladaw ma huro xilkaaga amaanta oo xad dhaafbaan kuu jecloo xarfaha magacaagabaan intaa xusayaa anigu waxa jira xiisihii nimcooy igu kaa xidhoo xabiibii ma maarmayee xertiyo culimada u yeedho jacaylka xirsiga u goo wanaaga ma xoorayoo xisaabi dareenka xumbo iyo xiiso waa gudhaane xadhiga u adkee camiir u adkee xertiyo culimada u yeedho jacaylka xirsiga u goo
Queue is empty
-- / --