VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

Dareen kaanu daacad bee Maxaa tiraa daryeel caashaq baa Tuhun Tumisaye Iga durug nin yahow Kolkaan dulqaataa Daadhihi iraa Dabeecad xumaa Isla darisaayee Iga durug iga durug haa haa Iga durug nin yahow Kolkaan anigu Diyaarad Raacaa Adna gaari doqon Dameeer soo fooshaaye Iga durug waryaa hee Iga durug nin/wiil yhow Kolkaan darajada waa Dictor iraa uu xilkaan U deqay uu ceeb u daadshay Iga durug nin yahow Waxaan daneynayaa adna Deyrisaa waxaan diidayaa U dabaaq dantaayee Iga durug iga durug Tag tag iga durug iga durug Bax bax iga durug wiil yhow Markaan anigu diyaarad Raacaa adna gaari doqon dameer so fushaayee Iga durug iga durug Waryaahe iga durug wiil yhw. Lyrics: by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --