VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheesha - Lyrics

qofkan dheeliyow ka jiro dhayalsiga hadaan u dhawaa isagu iga dheer anoo dhaawac qaba qofkaan dhaylahaa anoon dhuuni helin qofkaan dhargi laa anoo dheel dheel ku qaba dhakafaar midkaan dhis lahaa haduu i dhibsaday dhabtii lama dhibo ma dhawri karee miyuu dhaqso orod ku dhaaf islahaa miyuu kala dhiman ka dhigay noloshii dheeshuu igu waday maxayba lahayd intaan dhaqasho isaga u dhax laha wixii dhaliiliyo ku dhagan reeboo dhawaaqa hadalka dhag xumo ii dheer anoo dhuuxiyo dhiiga kuu shubay anoo dhaansaday anoo dheefsaday axdiga dhidibkii nacabkii kala dhimay
Queue is empty
-- / --