VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isaar laabta - Lyrics

sadriga dookheee sida maanka raga kaaga soocdee ku sasabay nafta wehel suuban nin samaanloo sida axdiga noqon saan rabay adaa saskaygiyo noqday saan rabay sifadaadaan saaka la soo kacay caashaq sahanoo sadrigaa galay saaxibtaa ruma sinta kula sida jacaylkaygii baad tahay siba kuuma dhaafee sadrigaaga meel wacan ii sifee xabiibii uuuuuuuuuhuu xabiiibii aaaaaaaaaahaaa macaaneey i saar laabta waad i sidataa samaan wadaagnee dhaayahaygow suuradaada wacanbaan ku siyaadee hani waan ku jecelee soo dhawee
Queue is empty
-- / --