Heesta Jacayl dhaba - Lyrics
Dartaa sow umaan dheefin
Dharaar wacan imad doorin
Dhigay sow imaad dhaafin
Imaad barin jacayl dhabee
X2
Dhowrkii bari maqnan taada
Dartaa sow dhaqaaq joogsi
Naftu may idhihin raadi
Qofkii dhayay quluub taada
X2
Dhinacaaga ruux Jooga
Dhabtan sow kumuu dhiiran
Sow dhawaan arooskeena
Kama dhigin mid Dhici
Doona isku Dhaca dhex
Deen Yaala kama dhigin
Mid dhalanteeda x2
Dartaa sow uman dhehan
Nolol dhaba uman dhowran
Farxad maan ladhicin doora
Imad dhihin ha dhibin ruxda
X2
Maal mahaynu kala dherayn
Dartaa sow ma dhaha manku
Tolow maxa ku dhacay manta
Qofkii waday wadnaha dhiiga
X2
Dhinacaaga ruux Jooga
Mataal sow kumuu dhiiran
Sow dhawaan arooskeena
Kama dhigin mid Dhici
Doona isku Dhaca dhex
Deen Yaala kama dhigin
Mid dhalanteeda x2