VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaa bogsaday - Lyrics

Kolkaa laabtayda taalay Ubaxa aan kuu lulaayay Sawdigii wiilow kibraayee Kol kol igu qoslaayee Kolkaa laabtayda taalay Ubaxa aan kuu lulaayay Sawdigii wiilow kibraayee Kol kol igu qoslaayee Kolkaan kaa ladnaaday Adiga kaarku kuu bilawday Xiskii kol hore dhamaaday Ayaa kaw kuu ahaatee Kolkaan kaa ladnaaday Adiga kaarku kuu bilawday Xiskii kol hore dhamaaday Ayaa kaw kuu ahaatee Kaafayoo dhaxamaha Naftaadana kaafi maanta U sheeg inaan kaa bogsoodoon Kolnaba aan kuu naxaynin Kaafayoo dhaxamaha Naftaadana kaafi maanta U sheeg inaan kaa bogsoodoon Kolnaba kuu naxaynin Kaafayoo dhaxamaha Naftaadana kaafi maanta U sheeg inaan kaa bogsoodoon Kolnaba aan kuu naxaynin Kaafayoo dhaxamaha Naftaadana kaafi maanta U sheeg inaan kaa bogsoodoon Kolnaba kuu naxaynin Kolkaan ku lahaa xabiibi Adiga kali kuu ahaaday Kalsoonidii waad xumaysayee Waar hooyadaa xumee Kolkaan ku lahaa xabiibi Adiga kali kuu ahaaday Kalsoonidii waad xumaysayee Waar hooyadaa xumee Kolkaan hurdadii laduu Kayaro saamalayl bilawday Kashii xidhiidhkaada buuxday Aduu kugu wareegay maantee Kolkaan hurdadii laduu Kayaro saamalayl bilawday Kashii xidhiidhkaada buuxday Aduu kugu wareegay maantee Kaafayoo dhaxamaha Naftaadana kaafi maanta U sheeg inaan kaa bogsoodoon Kolnaba aan kuu naxaynin Kaafayoo dhaxamaha Naftaadana kaafi maanta U sheeg inaan kaa bogsoodoon Kolnaba kuu naxaynin Kaafayoo dhaxamaha Naftaadana kaafi maanta U sheeg inaan kaa bogsoodoon Kolnaba aan kuu naxaynin Kaafayoo dhaxamaha Naftaadana kaafi maanta U sheeg inaan kaa bogsoodoon Kolnaba kuu naxaynin
Queue is empty
-- / --