VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

aroos weeyi bilanoo boqorkii jacaylkiyo bureeqaa is helayoo bandhigoodii weeyaan axdigiyo balantii ma burburin wacadkii biladbaan gudoonsiin guurkoodan bilan beel daaje cadnaan bureeqooy samsamey rabi waxaan baryaayaa badhaadha aduun ku baashaala abidkiin waa bishaaro caawoo badhaadhadiyo qayrkiyo buladiyo ciyaaraha bahdii caashaqaa tumi bixiniyo garoowiyo bari iyo nugaaliyo baladkii kismaayaad ku baashaali doontaan
Queue is empty
-- / --