Barashadeenii la igu baahyoo
Beerkaad hanatee bilaah caleek

Bogaa ku tabayoo awgaa basaase
Hiil u baahane bilaah caleek

Boqol ka roonow beertii jacaylka
Ubax ku bineeyon
Kaaga baaqaa kaaga baaqaaye

Jeexayga bidixiyo bu'dayda aragiyo
Badhkay ayaad tahee bilaa caleek

Nafsi ma baaqdee naftan basteeda
Balami maantoo hno bilaa caleek

Exit mobile version