VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geeri doortee - Lyrics

dhowr riyaad bad gud dabnayde yaad gaboobine guursaban lahaa guri samayso talo ku gooste sowtan gees kale ila guurtey sida la ii galaa garowsan maaye geeri doortee maanta aan go'o hadaan gashaadtimood ku gaadhin kolay gayaanked geed u joogta yaad gaboobine guursaban lahaa guri barwaaqo ubad ku gaadhe sawtan geedkiyo gadhka la ii sudhaa geeri doorte maanta aan go'o gorob sidaan galay oon qudh goyay gooniyoo is raadshay gacal waxay laba iiga gaare garana maayo waxan geyste garbo duuba la i gundoonsada geeri doorte maanta aan go'o gadiid cidlaaba ani iyo gooshu gacal ku nahayoo isku garanaa gebi aan fuulna geeska taagno waxaan la qaylaa galowga qaylshe rabi guulow garkan igu xidhan galadaadu ha iga goysee
Queue is empty
-- / --