VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haatuf - Lyrics

haatuf igu dhawaaqyee dharaartu habeen ii tahayee hurdadu soo jeed ii tahayee hadhkayguna adiga uu yahayee oo aan haabhaabto ma ogtahayee dabeed ku hungoobo ma ogtay hadii aynaan is arag heedhe inaan is hiifaayo ma ogtahaye haatuf igu dhawaaqyeey naftaydu haloow tahay haadkuna wehelkayga yahayee hawada ula duulo ma ogtahay oo aan holon waayo ma ogtahayee dabadeed ku hungoobo ma ogtahay
Queue is empty
-- / --