VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iga daa midkaa - Lyrics

waxa dhaba naftaydiyo niyadaydu inanyahaw inay kuu nuglaadeen adna aanad nudubkiyo kaba dhawin nabarada waadigan nafiidhiyo ii diiday neecaw iyo hadal naruuro ahee maanaa nasteex gayineey iyo nuurka caashaqee nafta malaga qaade naxariis ka dheertee iga daa nitaaqada naxli kuuma quudhee niyadaydan kuu dagan nabarada ku yaaliyo waxaad naar afuuftaba nabdigayga may galin inyaroo nactooyo ah sharaf midaan lahayn ama nacas i mood ani wax kastoo niyaystaba ee qalbi aad ku nabantaybaa abidkaa ku nici karinee
Queue is empty
-- / --