VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isii nafta - Lyrics

Isii Naftaan arkooday Arko oo damacaa eryaaya Uur-ba jaceel aan huraynee Ha aadin  dheh meel kaleeto Jaceylka ku aamin laabta  Qalbiga ku abuur dareenka Ubaxa aan beeray maanta Ha aasine adigu muuji Ogsoonoo inaan ku kujeclahay Ana love you more than my life Ana xibak yaa xabiibi Nakupenda mimi saba Waa u jeedada caashaqayga Adkeey balamaha dhaxdeena markaan erayada jacaylka Amaan tiriyoo ku heeso Abaal ? haay Hogaan arimadu ku raagtay Indhahaan kaligaa ku fiirsha Naftayda u ooman agtaada La taag aqal yee ildhoobin Ogsoonoo inaan ku kujeclahay Ana love you more than my life Ana xibak yaa xabiibi Nakupenda mimi saba Waa u jeedada caashaqayga  
Queue is empty
-- / --