Heesta Ka quuso - Lyrics
Anooquruxdaada naadsha
markaad qaladkay goortay
markaan xubi kuu qorsheeyey
ayaa qalax iiga gooshtay
naftii shalay kuu qushuucday
markay qaabil Dan seegtay
ayaa qunyarkaa ayaa qunyarkaa
ayaa qunyarkaa hayaamay
hadii qandhadii ihaysay
raxmaanku IGA qaadaymaanka
hadaad qalbi dabac filaysay
miyuu qasab maaha laabtuye
kaquuso kaquuso qudhaydan guurtay
anoo beerka qaybku siiyey
markaad qalaf igu samaysay
markaan qaas kuu casuumay
hadaad qalqalooc ubaydhay
hankii dadka kaaga qaybmay
markaad uqariimi weydey
ayaa qunyar ayaa qunyar
ayaa qunyarkaa hayaamay
hankii dadka kaaga qaybmay
markaad uqareemi weyday
ayaa qunyarkaa ayaa qunyarkaa
ayaa qunyarkaa hayaamay
hadaad qandhadii ihaysay
raxmaanku IGA qaaday maanka
hadaad qalbi dabac filaysay
miyuu qasab maaha laabtuye
kaquuse kaquuse qudhaydan guurtay
hadaad qandhadii ihaysay
raxmaanku IGA qaadayvmaanka
hadaad qalbi dabac filaysay
kaquuso kaquuso qudhaydan guurtay