logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xariir cover mp3 ahaan

Sawirka Nimco happy

Nimco happy

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Xariir cover lyrics

anooo xoor iyo xared ka cad
xan mooyee jacayl xogtii hayn
xurmada guuriyo rag xaalayn
i xojisay aragtaadii
caqliyo daymada xishoodka leh
xamdiga quruxdaada ku xasilay
xididka yuusuf baan cid kaa xigin
xalaawo jidiinka aan xaganiyo
xariirta la daawadaa tahay
xan iyo beeni wy iga xaaraan
xisaab inta geesi xay nool
xaqiiiq wiiilkaan xushaa tahay
Lyrics by Masuul.com

garaad xaakimkeenu kugu xeer
xogtii gaban loo xishaa tahay
xurmada meel la xiisaya tahay
xaajigii ku dhalaa xusuus mudan
xortii ku dhashaa xaqdhawrka leh
xeradaad ku korta xajiin ka fog
xalawo jidiinka aan xaganiyo
xariirta la dawada tahay
xan iyo beeni way iga xaaraan
xisaab ita geesi xay nool
xaqiiq wiiilkaan xushaa tahay

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --