VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Buuraha udheer - Lyrics

Buuraha u dheer hadaan ugulqurux ubaxoo oon baroortiyo qeylo diroo baahideyda biloo ogaa Buurteyada buuraha u dheer Buurteyada buuraha u dheer hadaan ugulqurux u baxo oon baroortiyo qeylo diro baahideyda biloo ogaa heehyaah aadey huuno yaah ala hobaalin hobolowa Toban jirki taawadaan galay Toban jirki taawadaan galay iyo tilmaanta halkaan ku waday tusama reerka anoon udeyn tacab qasaar bey igu wadaan heehyaah aadey huuno yaah ala hobaalin hobolowa Aabaha taliye ma yahay Aabaha taliye ma yahay Hooyada tu macaan ma tahay Taliyayaalna ma kula dhasheen oo waxa talo lola tago heehyaah aadey huuno yaah ala hobaalin hobolowa Waan dhinta waan dheelmadaa Waan dhinta waan dheelmadaa Dhayaheygaan ka jeclahay waan dhaqaqay hadaad i tiri dhagar ilaa baa so duwa. heehyaah aadey huuno yaah ala hobaalin hobolowa Way haddu xolaha jir helo aday hadu xolaha jir helo carra lagu jeel basha jeceylku nimu hayana way dhafteey jamadanba waa ee jimacale ma soo socda heehyaah aadey huuno yaah ala hobaalin hobolowa
Queue is empty
-- / --