VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Agoostaay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nimco jibaax
Agoostaay

taariikhdu say tidhee
sakaaladii gumaysiga
maalintii la siibaay
soo dhawoow agoostay
maalintaan sida wacan
usifaynay halgankaay
aan saarnay calankaay
soo dhawoow agoostay
maalintaan sugaynee
aan saadaalineynee
aan usacab tumeynee
sadrigey kutaalaa
soo dhawoow agoostaay
soo dhawoow agoostaay
ayaanttii sinaantiyo
sigihii xoriyadeed
subaxaan ilownaay
soo dhawoow agostaay
anaguna sareediyo
duco aad ubadan
baan kuu soo sidnaayee
soo dhawoow agoostaay
maalintaan sugaynee
saadaalinaynee
aan u sacab tumaynee
sidrigayga ku taalaay
soo dhawoow agoostaay
sanad guuro wacaneey
sidigaa shan iyo toban
siraad noo iftiimay
soo dhawoow agoostaay
subaxaad dhalataa
farxad nala dul saaree
soo dhawoow agoostaa
maalintii sugaynee
aan usacab utamynaay
sidrigayga ku taalaa
soo dhawoow agoostaay
dharaartii saxnaydee
saatirkeen nasiiyaay
samo laga ajibaay
soo dhawow agoostaay
wadnahayga sudhantahee
saableyda oofahaad
sida sadar ku taalaa
soo dhawoow agoostaay
maalintaan sugaynee
saadaalineynee
aan usacab tumaynee
soo dhawoow agoostaay

codkii Nimco jibaax