ruux abeeso wehehshaday
anfariiryay goortiiii
waabay ku aastooo
am ka siisay jiidhkii
ruuxii itoobiya
arxan moodyoow
soo maadan hoy arag
afaday dhigeen
so w maadan arag
dadkay sidii adhi
intay gowraceen
iridaha dhigeen
sow maadan hoy arag
umadey qaxsheen
qoriyaha goblamayiyo
aqalada burburay
umadaydiiyeey
murugoodayee
aygaa tigree
ka aargoostoo
ugu gala gediisa
shaydaanka ubadku bari
kaga tagay arlaaiga
agtarkii la maan raac
lagu dayay iblayskii
sowmaadan hoy arag
umaday dileen
udiideen aas
ku ingagay wadada
sow maadan hoy arag
askartaa wayaan
eeday geleen
umadaydiiyeey
urugoodayeey
ka aargoosta'oo
ugu gala adhiis

Exit mobile version