VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hay walaacin mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nimco jibaax
Hay walaacin

anuu waaban maayeee
wacad waxaan ku marayaa
ama ani lay waa
ama waa sid kuu beri
hay walaacin hay walaacin
wadankaygiyoow
wal bahaarka igadaa
dadkeenaa wayaanoo
hilibkooda wadhayee
uucunay waraabuhu
wali waan ogsoonahay
hay walaacin hay walaacin
wadankaygiiyoow
wal bahaarka iga daa
waallahaaan ku dhaartee
waraabaha qurmuunee
inuu galay wadkaagii
hay walaacin hay walaacin
wdankaygiiyoow
wal bahaarka igadaa
kuwa waabku qaadee
waayabanaha lla joogaa
markan waanin maynee
wax usheegi maynee
wakhtigodii baa dhacay
hay walaacin hay walaacin
wadankaygiiyow
igada walabahaarka
wadku baaqan maayee
kolay waa imaane
hadii uu wadkeen galay
janadii wanayd kuwa
wehehshan baan nahay
hay walaacin hay walaacin
wadankaygiiyoow
walbahaarka igadaa
hay walaacin hay walaacin
wadankaygiiyow
walbahaarka igadaaa

codkii Nimco jibaax