geed haduu agtaadoo
godka ubax ku yeeshoo
ku kalaa iniitii
soo agab baxaayee
oo oysuu oo oysuu
midigta is qabsada
qorax soo ifaysoo
ilayskiyo nuurkii
aduunyada dhamaan
falaaraha ku asaan
oo oysuu oo oysuu
midigta is qabsada
dhalin aarsanaysoo
arligii ay lahaayeen
cafiskii itoobiya
awrkii raale diidoo
oo oysuu oo oysuu
midigta is qabsada
aayihii dalaygoo
iftiinkii xoriyadoow
arligii koraayiyo
caruurtii aflixiyo
oo oysuu oo oysuu
midigta is qabsada
ubax ruuxii dhaalaa
aayatiin heleeeee
idinkaa halganka
ooda ushideee
oo oysuu oo oysuu
midigta is qabsadaa
umadiiniibaa idiin oomane
iblayskaa dadkiiniyoo
shaydaanka iska ogow
oo oysuu oo oysuu
midigta isqabsada
oo ooysuu oo oysuu
midigta is qabsada
oo oysuu midigta isqabsada

Exit mobile version