VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta War xun sheege - Lyrics

ninkaa shacab walaala gondoshaa rug kala xidhay cadowgana la showree ushirqoolay nacabkoow war xun sheeg lagu sheeg wadanigu ku shaaciye inaad sheer utahay xumoo shuxshuux dii horeetee dadyow lagu shibsiiyiyo shukadii la saaraa shiraaca aan ka feydee war xun sheegow lagu sheeg inaad sheer utahay xumoo ninkaa ay shidneed utahay maqsin uu ku shaahoo shaqaqadii timaadanaa beelaha ukala shidaaa war xun sheegow lagu sheeg wadanigu ku sheegee inaad sheer uatahay xumoo shamsaada dusheenaa shucaacaa ileyskiyo shacnigaan ka muuqdaa sharcibey ku joogaan war xun sheegow lagu sheeg wadanigu ku sheegee inaad sheer uatahay xumoo
Queue is empty
-- / --